Wajigii 2-aad ee tartanka Qur'aan Aqriska ah oo Maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta Idaacada Qur'aanka Kariimka.
Xarunta Idaacada Qur'aanka karimka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta si rasmi ah uga bilowday Wajigii labaad ee tartanka Qur'aan Aqriska ah.... -
21 Aug 2010
Qarax xoogan ayaa lagu soo Waramayaa in Goordhaw uu ka dhacay degmada Waabari ee Gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu yahay Bam gacanta laga tuuray isla markaana lala beegsaday ciidamo dowlada ka tirsan.... -
20 Aug 2010
Wilaayada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Gobolka Banaadir oo Maanta meel Fagaare ah ku gubay Raashin dhacay.
Wilaayada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Gobolka banaadir ayaa gubay Raashin dhacay isla markaana ku keydsanaa bakhaaro ku yaala Magaalada Muqdisho.... -
20 Aug 2010
Wajigii Koowaad ee Tartanka Qur'aan Aqriska oo lagu soo gaba gabeeyay Xarunta Idaacada Qur'aanka Kariimka.
Waxaa Maanta xarunta Idaacada Qur'aanka Kariimka ee Magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay Tartanka Qur'aan aqriska ah oo bisha Ramadaan Qabato Idaacada.... -
20 Aug 2010
Dowlada KMG ah oo guulo ka sheegatay dagaalo Saaka ka dhacay degmada Hodon ee G/banaadir.
Saraakiil dowlada ka tirsan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in guulo la taaban karo ka gaareen dagaalo saaka ka dhacay degmada Hodon.... -
18 Aug 2010
Qarax xalay lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah oo ku sugnaa degmada Xamar-weyne.
Qaraxaan ayaa ahaa Bam gacmeed lagu tuuray ciidamo dowlada ka tirsan oo ku sugnaa saldhiga Afar irdood ee degmada Xamar-weyne.... -
18 Aug 2010
4-ruux oo ku dhaawaacantay Madaafiic xalay lagu garaacay xaafado ka mid ah degmada Wardhiigleey.
Madaafiicdaan ayaa xalay fiidkii lagu garaacay xaafado ka mid ah degmada Wardhiigleey ee Gobolka banaadir.... -
18 Aug 2010
Xaalada Goobihii dagaaladu ka dhaceen ee Magaalada Muqdisho oo Saaka dagan.
Waxaa saaka xaalad degenaan ah laga dareemayaa qeybo ka mid ah degmada Hodon oo dagaalo xoogan shalay ka dhaceen.... -
17 Aug 2010
Tartanka Su'aalaha Furan oo Si rasmi ah uga bilowday Idaacada Qur'aanka Kariimka.
Tartanka Su'aalaha furan oo baxa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa si rasmi ah uga bilowday Idaacada Qur'aanka Kariimka ee Magaalada Muqdisho.... -
17 Aug 2010
Ururka Xisbul islaam oo Guulo ka sheegtay dagaalo galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka dhanka Howlgalada Ururka xisbul islaam Sheekh Caruus oo Waraysi siiyay Idaacada Qur'aanka Kariimka ayaa sheegay in dagaaladii galabta guulo la taaban karo ka gaareen.... -
16 Aug 2010
Dagaalo xoogan oo dhaliyay Khasaarooyin isugu jiray dhimasho iyo dhaawac oo Galabta ka dhacay Muqdisho.
Dagaalka ayaa xoogiisa galabta ka dhacay xaafado ka mid ah degmada Hodon ee Gobolka banaadir.... -
16 Aug 2010
Maamulka Magaalada Kismaayo oo digniin u jeediyay darawalada Gaadiidka ka howlgala Magaaladaasi.
Maamulka Wilayada islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa digniin u jeediyay darawalada gaadiidka ka howlgala gudaha Magaaladaasi.... -
15 Aug 2010
Maxkamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Gobolka Shabeelaha dhexe oo Xukun ku riday dhalinyaro.
Maxkamada Wilaayada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa xukunkaan ku riday dhalinyaro daawaneysay waxyaabo anshax xumo ah.... -
15 Aug 2010
Tartanka Qur'aan Aqriska oo Maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta Idaacada Qur'aanka Kariimka ee Muqdisho.
Waxaa Maanta xarunta Idaacada Qur'aanka kariimka ee Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Tartanka Qur'aan Aqriska ah.... -
14 Aug 2010
Ra'isul Wasaaraha Ethiopia oo sheegay in Suurta gal tahay Ciidamadiisa in dib ugu soo laabtaan dalka Soomaaliya.
Ra'isul Wasaaraha Ethiopia Zenawi ayaa sheegay in xaalada dalka Soomaaliya ay tahay mid qatar ku sii yeelan doonta qaarada Afrika hadii aan wax laga qaban sida uu hadalka u dhigay.... -
12 Aug 2010
Idaacada Qur'aanka Kariimka oo Bilowday Baahinta duruus ku aadan bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Idaacada Qur'aanka Kariimka ee Magaalada Muqdisho ayaa ah mid inta badan dhagaystayaasheeda uga barteen in ay u soo gudbiso duruus diini ah.... -
11 Aug 2010
Maanto oo ah maalinta koowaad ee Bishe Ramadaan
Iyadoo xalay laga arkay qaybo kamid ah Gobalada dalka soomaliya Bishe Barakaysan ee Ramadaan ayaa maantay waxa ay utahay shacabka soomaliyeed Maalinta koowaad ee Bishe Ramadaan.... -
11 Aug 2010
Barakacayaasha ku sugan deegaanka Kacda oo Cabasho ka Muujiyay Fariisin deegaankaas ka sameysteen Ciidamada AMISOM
Qoysaskaan barakacayasha ah ayaa sheegay in cabasho xoogan ka muujinayaan in deegaankooda fariisin ka dhigtaan Ciidamada AMISOM.... -
10 Aug 2010
Qaar ka mid ah Hay'ado shalay Xarakada Shabaab Mamnuuceen oo iska fogeeyay eedeyntii loo jeediyay.
Hay'adahaan ayaa iska fogeeyay eedeyn kaga timid dhanka xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab.... -
10 Aug 2010
5-ruux oo ku geeriyootay Madaafiic xalay Ciidamada AMISOM ku garaaceen deegaanka KM 13-ee duleedka Muqdisho.
Madaafiic xoogan oo xalay ciidamada AMISOM ku garaaceen deegaanka KM 13-ayaa lagu soo waramayaa in ay gaysteen khasaarooyin isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.... -
10 Aug 2010
Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo dalka Ka Mamnuucay ilaa iyo 3-Hay'adood(Aqriso Bayaanka).
Bayaan ka soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa lagu Mamnuucay in dalka Soomaaliya ka sii Howlgalaan ilaa iyo 3-Hay'adood.... -
09 Aug 2010
Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah oo Saaka baaritaano ka wada degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir.
Ciidamo isugu jira Boolis iyo Milatari ayaa lagu soo waramayaa in Saaka baaritaano xoogan ka wadaan xaafadaha degmada Xamar-jajab ee Gobolka banaadir.... -
09 Aug 2010
Dowlada Iran oo sheegtay in ay ka qeyb qaadan doonto Nabad ku soo dabaalida dalka Soomaliya.
Dowlada Iran ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay ka qeyb qadashada xasilooni sidii loogu soo dabaali lahaa dalka Soomaaliya.... -
09 Aug 2010
Dibad Bax Cabasho looga Cabanayo Gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Mareekanka oo ay Xireen FBI da Mareekanka
Dibad Baxani oo ay soo Abaabuleen qaar ka mid ah Horyooga yaasha Kaamamka ay caawini jireen gabdhahaasi .... -
08 Aug 2010
Dagaalo culus oo Saaka dib uga qarxay Buulta Gal gala ee Maamul Goboleedka Puntland.
Dagaalka ayaa ah mid u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo ciidamo daacad u ah wadaadka lagu Magacaabo Sheekh Maxamed Siciid Atam.... -
08 Aug 2010
Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah oo 12-ruux ku xir xiray Gudaha degmada Xamar-weyne.
Ciidamada ayaa howlgalo ka sameeyay goobo lagu Kariyo laguna cabo waxyaabaha maanka dooriya ee ku taala degmada Xamar-weyne.... -
07 Aug 2010
Dhlinyaro badan oo Soomaali ah oo lala xariirinayo Xarakada Al-shabaab oo lagu xer xeray Dalka Mareykanka.
Waxaa xabsiyada loo taxaabay dhalin yaro soomaali ah kuwaa oo la sheegay in ay xiriir la lahaayeen xarakada Shabaabul Mujaahidin ee ka dagaalanta gudaha Dalka Soomaaliya. ... -
06 Aug 2010
Dalka Kenya oo Dastuur Cusub yeeshay ka dib Ururka Yes oo codbixintii ku guuleestay.(DAAWO SAWIRADA)
Sida aad wararkeenii horaba kula socoteen waxaa soconeeysay tirade codbixin loo qaaday Dastuur cusub oo uu yeesho Dalka Kenya taa oo dhawaan shaaca laga qaaday Natiijadeedii. ... -
05 Aug 2010
Is qab qabsi ka taagan soo gudbinta natiijada codbixintii loo qaaday Dastuurka cusub ee Dalka Kenya.
Waxaa khilaaf xoogan ka dhex taaganyahay gudiga doorashooyinka madax banana ee ku howlanaa tirinta codadkii loo qaaday Dastuurka cusub iyo waliba Kooxda NO. ... -
05 Aug 2010
Natiijada Codbixintii shalay loo qaaday Dastuurka cusub ee Dalka Kenya oo isha lagu wada hayo.
Codbixin muddo dheer qaadaty ayaa shalay ka dhacday Gobolada kala duwan ee Dalka Kenya uu ka koobanyahay taa oo ilaa iyo hadda la wada sugayo natiijada ka soo baxi doonto codbixintaasi. ... -
05 Aug 2010
Madaafiic sababtay khasarooyin kala duwan oo xalay ku dhacday xaafado ka mid ah Howl-wadaag iyo Wardhiigleey.
Madaafiicdaan ayaa ahaa kuwo xoogan isla markaana xalay fiidkii ku dhacayay xaafado dad rayid ah ka dagan yihiin Muqdisho.... -
05 Aug 2010
Ra'isul Wasaaraha dowlada KMG ah oo la shaaciyay in Maanta hortagayo Golaha baarlamaanka.
Ra'isul Wasaaraha dowlada KMG ah Cumar C/rashiid Sharma'arke ayaa la cadeeyay in uu Maanta hortagi doono golaha baarlamaanka.... -
05 Aug 2010
Dowlada KMG ah oo Cambaareeysay Qaraxii dadka badan ku waxyeeloobeen ee Maanta ka dhacay degmada Boondheere.
Dowlada KMG ah ayaa cambaareysay Qaraxii Maanta ka dhacay degmada Boondheere oo ay waxyeelada ka soo gaartay Tiro dad rayid ah.... -
04 Aug 2010
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo goordhaw ka dhacay degmada boondheere ee G/banaadir.
Qarax xoogan ayaa goordhaw ka dhacay qeybo ka mid ah degmada boondheere ee Gobolka banaadir kaasi oo dhaliyay khasaarooyin kala duwan.... -
04 Aug 2010
Maamulka gobolka banaadir oo dhibka ka jira dalka ku sifeeyay in ay kia Timid 4.5.
Maamulka Gobolka banaadir ee dowlada KMG ah ayaa sheegay in dhibka haatan dalka ka jira ugu wacan tahay qaab awood qeybsiga beelaha ee loo yaqaan 4.5.... -
04 Aug 2010
4-ruux oo ku geeriyootay Madaafiic xalay lagu garaacay gudaha iyo daafaha suuqa weyn ee Bakaaraha.
Madaafiicdaan ayaa ahaa kuwo aad u xoogan isla markaana waxyeelo u gaystay dad rayid ah oo ku sugnaa gudaha suuqa bakaaraha.... -
04 Aug 2010
Shil gaari oo Maanta ka dhacay Wadada isku xirta deegaanka Lafoole iyo degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose.
Shilkaan gaari ayaa ka dhacay halka loo yaqaan Buundo Carbiska oo u dhaxeysa Lafoole iyo degmada Afgooye ee Gobolka shabeelaha Hoose.... -
03 Aug 2010
Gudomiyaha gobolka banaadir ee dowlada KMG ah oo ka qeyb galay Munasabad lagu furayay xarunta degmada Xamar-weyne.
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka banaadir ee dowlada KMG ah ayaa Maanta ka qeyb galay Munaasabad xariga looga jarayay Xarunta Maamulka degmada Xamar-weyne.... -
03 Aug 2010
Dowladda Ethiopia iyo qeyb ka tirsan Jabhadda ONLF oo wada hadal yeeshay.
Waxaa Magaalada Washington ee Dalka Mareykanka shir ku yeeshay Mas’uuliyiin ka socota Dowladda Ethiopia iyo Saraakiil ka tirsan qeyb ka mid ah Jabhadda ONLF. ... -
03 Aug 2010
Dowladda Burundi oo ku goodisay in Ciidamo dheeri ah u soo direeyso Soomaaliya.
Dowladda Burundi ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo kordhiya kuwa iminka ka jooga Dalka Soomaaliya ay soo direeyso Maalmaha Soo socda. ... -
03 Aug 2010
Yahuudda oo gumaadkii ugu ba’naa ku heysa shacabka Reer Falastiin.
Maalinba maalinta ka dambeeysa waxaa sii kordhaya gumaadka aan cidi is weydiin cidna dheg u dhigin cidnana aysan ka hadli Karin ee Yahuuda ay ku heyso shacbka Reer Falastiin. ... -
03 Aug 2010
IQK waxey aqristayaasheeda u soo gudbineeysaa Barashada Axkaamda Bisha Ramadaan oo Af soomaali ah.
Waxaa dhawaan la filanayaa Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramamadaan taa oo ay maalmo kooban ka harsanyihiin,sidaa darteed ayeynu u baahannahay in aynu barano Axkaamta Bishaasi si aynu uga wada faaiideeysano.... -
03 Aug 2010
Xarakada Al-shabaab iyo Ururka Xisbul Islaam oo si wada jir ah u beeniyay in bur bur ku yimid wada hadaladoodii.
Saraakiil ka kala tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo Ururka Xisbul islaam ayaa si isku mid ah u beeniyay in uu bur buray wada hadalo u socanaya.... -
02 Aug 2010
Midnimada Shabaabul Mujaahidiin iyo Xizbul islaam iyo waliba Bilashada Bisha Ramadaan oo la wada sugayo.
Mas’uuliyiin sar sare oo ka wada tirsan Shabaab iyo xizbiga ayaa shaaca ka qaadeen in ay midnimo gaari doonaan inta aysan dhalin bisha Ramadaan ama inta lagu guda jiro. ... -
02 Aug 2010
Codbixinta Dastuur cusub oo uu yeesho Dalka Kenya oo maalin qura ka harsantahay. (WARBIXIN + SAWIRO)
Shacabka ku nool Dalka Kenya ayaa wada Ololo balaaran oo ay ugu codbixinayaan Dastuur cusub oo uu yeesho Dalka Kenya. ... -
02 Aug 2010
Dowlada Jarmalka oo shaacisay in Saraakiil ay u tababareen dowlada KMG ah ku biireen Xarakada Al-shabaab.
Warbixin ka soo baxday Xafiiska Arimaha dibada Jarmalka ayaa lagu cadeeyay in Saraakiil ay u tababareen dowlada KMG ah ku biireen Xarakaadka ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya.... -
02 Aug 2010
Madaxweynaha Ugandha oo Mar kale ku celiyay in Ciidamo dheeraad ah u diri doono dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha dalka Ugandha Yoweri Museveni ayaa mar kale ku celiyay in ciidamo dheeraad ah dowladiisa u soo diri doonto dalka Soomaaliya.... -
02 Aug 2010
Gudoonka baarlamaanka oo shaaciyay in Maalinta bari ah Xukuumada Hor imaan doonto baarlamaanka.
Gudoonka baarlamaanka ayaa Maanta cadeeyay in warqad ka soo gaartay xukuumada oo ah in Maalinta bari hor imaan doonto baarlamaanka.... -
31 Jul 2010
Kooxo Hubeysan oo Maanta dhac u gaystay mid ka mid ah shirkadaha ka howlgala K/Gaalkacyo.
Kooxaha ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen shirkadaha Xawaalada Qaran Express xarunteeda Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.... -
31 Jul 2010
Madaxweynaha dowlada KMG ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Sheekh Shariif iyo Wafdiga la socday ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.... -
31 Jul 2010
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34  Next
 
 
 
 
 
 
 
Copyright © 2009 www.iqksoomaali.com - All Rights Reserved